Xukun Dil ah oo maanta lagu fuliyay nin Hooyadiis dil argagax lahaa u geestay

Maamulka Puntlanad ayaa maanta xukun dil ah ku fuliyay nin gacan ku dhiigle ahaa oo sadex bil kahor dil aad looga argagaxay u geestay Hooyadiisa. Maxkamada Sare ee maamulka Puntland ayaana xukunka dilka ah ku fulisay Faarax Cabdi Caagane oo horey u dilay hooyadiis oo lagu magacaabi jiray Xaawo Jaamac Cabdulle dilkan ayaana ka dhacay … Continue reading Xukun Dil ah oo maanta lagu fuliyay nin Hooyadiis dil argagax lahaa u geestay